Home Ciyaaraha Harry Kane Oo Tottenham U Sheegay Wakhtiga Uu Doonayo In Uu Ku...

Harry Kane Oo Tottenham U Sheegay Wakhtiga Uu Doonayo In Uu Ku Biiro Man City – Banaadirsom

Xiddiga Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa in uu kooxdiisa u sheegay in uu doonayo ku biirista Banaadirsom Man City todobaadka soo socda sida ay sheegayaan wararku.

City ayaa la sheegayaa in ay doonayso xiddiga Harry kane si ay ugu xoojiso Banaadirsom xilli ciyaaredka dambe si ay ugu guulaystaan champions league.

Sida laga soo xigtay wargayska The Telegraph, Kabtanka England ayaa Maamulka Kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu ku biiro Banaadirsom Man City todobaadka soo socda.

Tottenham ayaa dhankeeda ku rajo weyn in ay xiddiga 28 jirka ah ku qiimayso in uu sii joogo Banaadirsom xilli ciyaareedka dambe iskana diido ku biirista Banaadirsom Man City.

Harry Kane ayaa doonaya in uu isaga tago Banaadirsom Tottenham si uu koobab ugu guulaysto kadib markii uu ku fashilmay in uu sidaas ku sameeyo Banaadirsom Tottenham.

Sii Akhriso: Ninka Quruxda Badan Mise Ninka Aan Quruxda Lahayn? Midkee Ayaa Farxad Dareensiiya Gacalisadiisa.

Source link