Home Ciyaaraha Harry Kane Oo Qaaday Talaabo Ka Caawinaysa In Uu Ku Biiro Man...

Harry Kane Oo Qaaday Talaabo Ka Caawinaysa In Uu Ku Biiro Man City. – banaadirsom

Xiddigaha Xulka England ayaa aaminsan in uu Harry Kane diidi doono in uu soo xaadiro tababarka banaadirsom Tottenham ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ee Tottenham si uu ugu qasbo in uu ku biiro banaadirsom Man City suuqa xagaagan.

Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa Tottenham u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago banaadirsom Xagaagan si uu u raadsado koox uu kula guulaysan karo koobab xilli ciyaareedka dambe.

banaadirsom Man City ayaa dhankooda aad u doonaysa saxiixa xiddiga reer England si ay ugu xoojiso weerarkooda uguna buuxiso booska uu baneeyay Sergio Aguero kaas oo ka tagay banaadirsom.

Tababare Pep Guardiola ayaa dhankiisa taageero weyn u ah Xiddiga waxana ay kooxdiisu bishii hore ka gudbisay dalab dhan 100 milyan laakiin Tottenham ayaa iska markiiba diiday.

Sida laga soo xigtay wargayska The Telegraph, Xiddigaha reer England ayaa aaminsan in uu Harry Kane iska diidi doono in uu xaadiro tababarka ka hor bilaabasada xilli ciyaareedka cusub si uu Tottenham ugu qasbo in ay ka iibiso suuqa xagaagan.

Source link