Home Ciyaaraha Halka Waddo Ee Ay Chelsea Ku Heli Karto Saxiixa Jules Kounde Oo...

Halka Waddo Ee Ay Chelsea Ku Heli Karto Saxiixa Jules Kounde Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku qasbantahay in ay iska iibiso mid ka mid ah daafacyadeeda ka hor inta ayna u dhaqaaqin saxiixa xiddiga Banaadirsom Sevilla ee Jules Kounde.

Xiddiga reer France ee Jules Kounde ayaa haatanba heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Banaadirsom Chelsea kadib markii ay wadahalo la qaateen wakiilka xiddiga.

Si kasta ha ahaatee heshiiska Sevilla ee Jules Kounde ayaa dhici doona ilaa xagaaga 2024 Banaadirsom Sevilla ayaana doonaysa lacag dhan 68 milyan si ay u iibiso xiddiga.

Sida laga soo xigtay wargayska The Telegraph, Chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay dalab Rasmi ah ka gudbiso saxiixa xiddiga Jules Kounde, laakiin Thomas Tuchel ayaa marka hore ku qasban in uu iska iibiyo mid ka mid ah difaacyada haatan Banaadirsom u jooga.

Blues ayaa la sheegayaa in ayna wax xiiso ah u qabin in ay Andreas Christensen Ku darto heshiiska ay ku doonayso Kounde laakiin waxa ay doonaysa ain ay Kurt Zouma iska iibiso kaas oo lala xidhiidhinayo Banaadirsom West Ham.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 5 Arin Oo Hadii Uu Ninku U Sameeyo Gabadha Ayna Waligeed Ku Iloobin Ninkaas

Source link