Home Ciyaaraha Halka Uu Romelu Lukaku Ka Gali Karo Shaxda Blues Xilli Uu Qarka...

Halka Uu Romelu Lukaku Ka Gali Karo Shaxda Blues Xilli Uu Qarka U Saaranyahay In Uu Ku Biiro Stamford Bridge. – Banaadirsom

Xiddiga weerarka ka ciyaara ee Romelu Lukaku ayaa qarka u saaran in uu ku biiro Banaadirsom chelsea isaga oo tijaabada caafimaadka u maraya Banaadirsom reer London ka hor inta uuna ku laaban Stamford Bridge.

Chelsea ayaa Inter Milan la gaadhay heshiis Afka ah oo dhan 115 milyan oo euro iyada oo Lukaku ka dhigaysa saxiixa ugu qaalisan taariikhdeeda hadii uu dhamaystiro ku biirista Banaadirsom.

Lukaku iyo chelsea ayaa wakhti horeba wada gaadhay heshiiska shaqsiga ah waxana haatan la sugayaa kaliya inta si Rasmi ah loogu dhawaaqayo saxiixa xiddiga reer Belguim.

Xiddiga Lukaku ayaa la filayaa in uu si toos ah shaxda Blues ugu bilowdo iyada oo la filayo in uu booska kala boxo xiddiga Timo Werner kaas oo ku dhibaatooday Banaadirsom chelsea tan ilaa markii uu ku soo biiray.

Shabakada The Sun ayaa soo saartay halka uu Romelu Lukaku ka gali karo shaxda chelsea hadii uu xiddigu dhamaystiro ku laabashadiisa Stamford Bridge.

This is how Chelsea could line up against Villarreal with Romelu Lukaku up front

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link