Home Ciyaaraha Halka Uu Raphael Varane Ka Gali Karo Shaxda Man United Kadib Markii...

Halka Uu Raphael Varane Ka Gali Karo Shaxda Man United Kadib Markii Ay Red Devils Dhamaystirtay Saxiixa Xiddiga. – banaadirsom

banaadirsom Man United ayaa ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Raphael Varane kaa soo ay saxiixiisa kala heshiisay banaadirsom Real Madrid.

Varane ayaa noqday saxiixii 2-aad ee weynaa ee ay samayso banaadirsom Man United suuqa xagaagan kadib markii markii ay kooxdu horay u dhamaystirtay saxiixa Jadon Sancho.

banaadirsom Man United ayaa xiddiga reer France ku xoojinaysa daafaceeda xilli ciyaareedka dambe iyada oo la filayo in ay ka garab ciyaarsiiso xiddiga Harry Maguire.

Xiddiga 28 jirka ah ee Varane ayaa United ka dhigi doona koox adag marka lo eego in ay banaadirsom Red Devils ku dhibaatoonaysa daafaca dhexe sanadihii ugu dambeeyay.

kadib markii ay Man United dhamaystirtay saxiixa Varane waxa la soo bandhigay halka uu ka gali karo shaxda Man United xilli ciyaareedka dambe

Man Utd news: How Man Utd could line up with Sancho and Varane |  FootballTransfers.com

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Source link