Home Ciyaaraha Halka Uu Jadon Sancho Ka Gali Karo Shaxda Man United Kadib Markii...

Halka Uu Jadon Sancho Ka Gali Karo Shaxda Man United Kadib Markii Lagu Dhawaaqay Saxiixa Xiddiga – banaadirsom

banaadirsom Man United ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixa xiddiga Jadon Sancho kaas oo noqon doona saxiixa ugu horeeya ee banaadirsom Man United.

Red Devils ayaa ugu dambayn heshay saxiixa xiddiga kadib markii ay muddo sanad ah ku raad joogtay saxiixa xiddiga laakiin Dortmund ku adkaysay in ay hesho.

banaadirsom Man United ayaa xiddiga 21 jirka ah ka saxiixan doonta heshiis 5 sano ah oo uu ku joogi doono banaadirsom tan ilaa sanadka 2026.

Sancho ayaa Man United ka dhigi doona koox adag isaga oo ka garab ciyaari doonoa xiddigaha Fernanades iyo Rashford isaga oo United ka dhigi doona koox u tartanta koobabka xilli ciyaareedka dambe.

Three ways Manchester United could line up with Jadon Sancho after submitting new bid - Manchester Evening News

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.

Source link