Home Ciyaaraha Halka Uu Cristiano Ronaldo Ka Gali Karo Shaxda Man City Kadib Markii...

Halka Uu Cristiano Ronaldo Ka Gali Karo Shaxda Man City Kadib Markii Banaadirsom Loo Soo Bandhigay Saxiixa Xiddiga. – Banaadirsom

Banaadirsom Man City ayaa si lama filaan ah loola xidhiidhinayaa saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Juventus ee Cristiano Ronaldo sida ay sheegayaan wararku.

Wararka ka imanaya Italy ayaa sheegaya in uu wakiilka xiddiga Cristiano Ronaldo la soo xidhiidhay Banaadirsom Man City si uu ugu soo bandhigo saxiixa xiddiga reer Portugal inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Cristiano Ronaldo ayaa si weyn loola xidhiidhinayay ka tagista Banaadirsom Juventus intii lagu jiray suuqa xagaagan kadib markii ay Juventus xilli ciyaareed niyad jab leh soo bandhigtay.

Wargayska Corriere dello Sport ayaa sheegaya in uu wakiilka Ronaldo ee Jorge Mendes ayaa u soo bandhigay Banaadirsom Man City si ay u helaan saxiixa xiddiga.

Banaadirsom Man City ayaa suuqa ugu jirta weeraryahan cusub kadib bixitaankii Sergio Aguero waxana ay si weyn ugu dhibaatootay goolka hortiisa.

Haatan Wargayska Sportsbible ayaa soo bandhigay halka uu Cristaino Ronaldo ka gali karo shaxda Man City hadii uu ka soo dago Etihad inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Source link