Home Ciyaaraha Halka Uu Ben White Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Kadib Markii Gunners...

Halka Uu Ben White Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Kadib Markii Gunners Ogolaatay In Ay Bixiso Lacagta Lagu Iibinayo Xiddiga – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga daafaca dhexe uga ciyaara banaadirsom Brighton ee Ben White kaas oo ay qarka u saarantahay in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga.

Arsenal ayaa xalay saacadihii dambe banaadirsom Brighton kala heshiisay saxiixa xiddiga Ben White kaas oo ay ka dhigayso daafaca ugu qaalisan taariikhdeeda.

banaadirsom Arsenal ayaa ogolaatay in ay bixiso lacag dhan 50 milyan oo euro taas oo ah lacagtii ay banaadirsom Brighton doonaysay in ay ku iibsio xiddiga reer England.

Hadaba waxa la soo bandhigay halka uu Ben White ka gali karo shaxda Arsenal ee haatan kadib markii ay Arsenal ogolaatay in ay bixiso lacagta daafaca dhexe.

Source link