Home Ciyaaraha Halka Uu Albert Sambi Lokonga Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Kadib Markii...

Halka Uu Albert Sambi Lokonga Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Kadib Markii Ay Kooxdu Ku Dhawaaqday Saxiixiisa. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixeedii 2-aad ee suuqa xagaaga iyada ku dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Albert Sambi Lokonga kaas oo ay kala soo wareegtay banaadirsom reer Belguim ee Anderlecht.

Xiddiga Albert Sambi Lokonga ayaa noqday saxiixii 2-aad ee ay banaadirsom Arsenal haatan si Rasmi ah u xaqiijisay laakiin waxa ay ku dhawdahay in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga Ben White kaas oo ay Brighton kala heshiisay saxiixiisa.

Xiddiga Nuno Tavares ayaa sidoo kale ah saxiixii 1-aad ee ay Arsenal samayso suuqa xagaagan waxana ay banaadirsom Mikel Arteta dhisaysaa koox ay doonayaan in ay u tartamaan koobabka xili ciyaareedka dambe.

Kadib dhamaystirka saxiixa xiddiga Albert Sambi Lokonga waxa la soo bandhigay shaxda ay Arsenal ku ciyaari karto xilli ciyaareedka dambe marka ay dhamaystirto saxiixa Ben White.

How Arsenal could line up with Ben White - Sports Mole

Sii Akhriso: Ma Jirtaa In Aad Kala Fogtihiin Qofka Aad Jeceshahay, Ma Doonaysaa In Aad Jacaylkiina Noolaysiin, 6-dan Wad Ayaa Kaa Caawinaysa.

Source link