Home Ciyaaraha Gunners Oo Maanta Bilaaban Doonta Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub. –...

Gunners Oo Maanta Bilaaban Doonta Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa maanta bilaaban doonta kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo ciyaari doona kulan saaxiibtinimo ah.

Arsenal ayaa la ciyaari doonta banaadirsom Hibernian kulan ka dhici doona garoonka Easter Road Stadium iyada oo kulanku ka dhici doono dalka Scotland.

Tababare Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu tijaabiyo kooxdiisa kulanka caawa isaga oo tababar siiyay xiddigaha taamka u ah kooxdiisa.

Xiddiga cusub ee Nuno Tavares ayaa la filayaa in uu ka qayb qaato kulanka isaga oo markii ugu horaysya ciyaari doona kulan Arsenal ah.

Kulanka ayaa soo gali doona 8:00 Habeenimo wakhtiga Somaliya iyada oo kulanka laga daawan karo Tv-ga banaadirsom Arsenal.

banaadirsom ayaa natiijada soo dhigi doonta isla marka ay ciyaartu dhamaato sidii caadada u ahayd ee aan nataiijada ku soo bandhigi jirnay.

Source link