Home Ciyaaraha Grealish Oo Kaydka Ku Bilowday. – Banaadirsom

Grealish Oo Kaydka Ku Bilowday. – Banaadirsom

Kooxaha Man City iyo Leicester City ayaa isaga hor iman doona garoonka Wembley kulan ka tirsan Final-ka Community Shield kulan xiiso leh oo si weyn loo wada sugayo.

Tababare Pep Guardiola ayaa ku bilaabay shaxdiisa ugu adag isaga oo ku bilaabay xiddigo da’yar ah kuwaas oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulamadii isku diyaarinta.

Dhanka kale taageerayaasha City ayaa daqiiqadii ugu horeeyay arki doona xiddigooda cusub ee Grealish kaas oo kaydka ku bilowday waliba la filayo in uu badal ku so galo qaybta dambe.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Steffen, Cancelo, Dias, Ake, Mendy, Fernandinho, Gundogan, Palmer, Mahrez, Edozie, Torres.

Kaydka: Carson, Grealish, Rodri, Silva, Sandler, Couto, Doyle, Gomes, Knight.

Leicester City: Schmeichel, Pereira, Amartey, Soyuncu, Bertrand, Ndidi, Tielemans, Perez, Maddison, Barnes, Vardy.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Quruxda Badan Ee Ayna Dumarku Ka Baxsadaan Xitaa Quruxdiisa, Iska Baadh Sifooyinkaas

Source link