Home Ciyaaraha Grealish, Lukaku & 10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Suuqa Kala Iibsiga....

Grealish, Lukaku & 10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Suuqa Kala Iibsiga. – Banaadirsom

Kooxaha premier League ayaa sii wada xoojinta kooxohooda iyaga oo lacag waali ah galinaya suuqa xagaaga kadib markii ay chelsea baanka u jabisay xiddiga Romelu Lukaku kaas oo ay kala soo wareegtay Inter Milan.

Xiddiga Romelu Lukaku ayaa dhamaystiray ku biiristiisa Banaadirsom Chelsea isaga oo kaga soo biiray Banaadirsom Inter Milan.

Banaadirsom chelsea ayaa ka soo bixisay Romelu Lukaku lacag dhan 97.5 milyan euro isaga oo noqday xiddiga 2-aad ee ugu qaalisan taariikhda suuqa kala iibsiga Premier League.

Lukaku ayaa liiska xiddigaha ugu qaalisan premier League ku jira laba keer kadib markii uu Man United ugu biiray lacag dhan 90 milyan oo euro markii uu kaga soo biiray Everton.

Hadaba Halkan Kaga Bogo Liiska xiddigaha ugu qaalisan taariikhada suuqa premier League

  1. Jack Grealish: Aston Villa -> Man City (2021) 100 milayn
  2. Romelu Lukaku: Inter Milan -> Chelsea (2021) 97.5 milyan
  3. Paul Pogba: Juventus -> Man United (2016) 93.25 milyan
  4. Romalu Lukaku: Everton -> Man United (2018) 90 milyan
  5. Harry Maguire: Leicester City -> Man United (2018) 80 milyan
  6. Kai Havertz: Bayer 04 Leverkusen -> Chelsea (2020) 75.8 milyan
  7. Virgil Van Dijk: Southampton -> Liverpool (218) 75 milyan
  8. Jadon Sancho: Borussia Dortmun -> Man United (2021) 73 milyan
  9. Nicolas Pepe: Lille -> Arsenal (2019) 72 milyan
  10. Kepa Arrizabalaga: Athletic Bibao -> Chelsea (2018) 71.6 milyan.

Sii Akhriso: Ma Jiraa Qof Aad Jeceshahay Laakiin Aad Khalad Ka Gashay, Ma Doonysaa In Ay Ku Cafiso Ama Uu Ku Cafiyo, Fariintan Cajiibka Ah Ayaa Kaaga Filan

Source link