Home Ciyaaraha Gary Neville Oo Qimeeyay Saxiixyada Cusub Ee Man United Sancho Iyo Varane....

Gary Neville Oo Qimeeyay Saxiixyada Cusub Ee Man United Sancho Iyo Varane. – Banaadirsom

Halyeeyga Man United ee Gary Neville ayaa sheegay in ay Man United heshay laab xiddig oo xiiso leh kadib markii ay United la soo wareegtay xiddigaha Raphael Varane iyo Jadon Sancho.

Man United ayaa ugu horayn dhamaystirtay saxiixa xiddiga Jadon Sancho kaas oo ay muddo sanad ah ku raad joogeen iyaga oo kula soo wareegay xiddiga lacag dhan 73 milyan oo euro.

Kadib United ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Rahael Varane kaas oo iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom Real Madrid iyaga oo isagana ku helay lacag dhan 50 milyan oo euro.

Neville oo arintaas ka hadlaya ayaa u sheeay Sky Sport”Waxan u malaynayaa in uu Varane yahay mid xiiso leh, Sancho laftiisu waa xiddig xiiso leh laakiin isaga waa la filayay in uu saxiixiiso dhoco”.

Banaadirsom Man United ayaa ah Banaadirsom ilaa haatan premier League si dhab ah u samaysay saxiixyo xiiso leh kooxaha ugu waaweyn horyaalka premier League.

Source link