Home Ciyaaraha Gary Neville Oo Qiimeeyay Fursadaha Chelsea Ee Ku Guulaysiga Premier League. –...

Gary Neville Oo Qiimeeyay Fursadaha Chelsea Ee Ku Guulaysiga Premier League. – Banaadirsom

Halyeeyga Banaadirsom Man United ee Gary Neville ayaa sheegay in ay chelsea tahay mid ka mid ah kooxaha ugu cad-cad ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedka.

Chelsea ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub kadib markii ay garaaceen Banaadirsom Crystal Palace kulan ka dhacay garoonka Stamford Bridge.

Neville ayaa saadaaliyay in uu Romelu Lukaku dhalin doono ugu yaraan 25 gool xilli ciyaareedka isaga oo sheegay in imaantinkiisu ay chelsea ka dhigayso koox u tartamaysa horyaalka premier League.

“Waxa ay noqon doonaan koox halis ah xilli ciyaareedkan, xilli ciyaareedkii horeba way ahaayeen laakiin dhanka Premier League”ayuu Neville u sheegay Sky Sport.

“Romelu Lukaku ayaa ka dhigaysa koox halis ah, waxana ay ugu cad-cadyihiin ku guulaysiga horyaalka premier League”.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Aad Qalbigaaga Ka Saartid Qof Aan Wax Jacayl Ah Kuu Qabin, Wadooyinkan Raac Si Deg-Deg Ah Ayaad Ku Iloobaysaa

Source link