Home Ciyaaraha Fadeexadii Man utd oo laga reebay Koobkii Carabao Cupka & West ham...

Fadeexadii Man utd oo laga reebay Koobkii Carabao Cupka & West ham Masraxa riyada kudubatay – Banaadirsom

Kulamadii caawa waxaa kamid ahaa kulan siweyn loo wada sugayey kaas oo ay ciyaarayeen kooxaha Westham & man utd kaasoo ka dhacaday garoonka Old Traford oo ay shaadiinta ayku ciyaaraan

Kulanka ayaa dar dar ku bilowday waxaana uu ahaa mid ka tirsanaa koobka caanaha ama kii sanadihii ugu dambeeyey city ay laheyd ee Carabao Cup ka ,

Kooxda West ham ayaan noqon marti la jecelyahay  kadib markii idin la’aan ay booqdeen shabaqa kooxda united waqti xitaa hoodi hoodi aysan dhihin United , Kulanka ayaa goolkaasi oo daqiiqadaha hore yimid xamaasada uyeelay , waxaana laba kooxood ay sameeyey fursado inkasstoo wiilasha david moyes ee hammers ay si adag udifaacdeen goolkooda qeybtii hore kulanka.

Macalin Manchester ayaa ubaahnaa inuu wacdaro kasameeyo kulankan xili man utd kulamadii ugu dambeeyey natiijo wanaagsan aysan la imaaneynin ama xitaa bandhigeedu uu liitay qeybtii dambe naadiga manchester waxa ay sameysay badalo iyadoo soo galo xidigaheeda ugu fiican sida Bruno, Greenwood iyo xidigo kale , kooxdu waxa ay sameysay fursado dhowr ah oo ay isku dayday iney kasoo laabato goola faqadka ahaa ee laga dhaliyey lkn nasiib daro kuma aysan guuleysan 90 kii daqiiqo waqti daqiiqadihii ugu dambeeyey United 2 fursadood oo xaqiiqi ah lagu helay lkn wiilasha moyes midna birta ayey ku dhufteen mida kalena goolhaye dean ayaa ka qabtay sidaas ayaa United looga reebay koobkeedii ugu  horeeyey ee Carabao Cup- bye by United .

Sii Akhriso: Ma jiraa Wiil Kaa Qortay Lambarkaaga, Ma Sugaysaa In Uu Kula Soo Xidhiidho, Ma Dhacday In Uu Kula Soo Xidhiidhi Waayo, Ma Is Waydiinaysaa Sababaha Ka Dambeeya, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.

Source link