Home Ciyaaraha Doorkii Uu Bukayo Saka Ka Qaatay Ku Qancista Ben White Ee Ku...

Doorkii Uu Bukayo Saka Ka Qaatay Ku Qancista Ben White Ee Ku Biirista Arsenal Oo La Ogaaday – Banaadirsom

Arsenal ayaa ugu damabyn dhamaystirtay saxiixa xiddiga Ben White kaas oo ahaa bartilmaameedka 1-aad ee Mikel Arteta iyaga oo 50 milyan ku dhamaystiray saxiixa xiddiga.

Daafaca dhexe ee aadka loo qiimeeyo ayaa ka ciyaari kara laba boos kuwaas oo kala ah daafaca dhexe iyo waliba khadka dhexe ee daafaca waxana uu noqday saxiixii 2-aad ee Banaadirsom Arsenal.

Wararka ayaa sheegay doorka uu xiddiga Bukayo Saka ka ciyaaray in uu xiddiga Ben White ku soo biiro Banaadirsom Arsenal suuqa xagaaga.

Tababaraha Banaadirsom Arsenal ee Mikel Arteta ayaa la sheegayaa in uu xiddiga Bukayo Saka kala tashaday saxiixa xiddiga ka hor intii ayna kooxdu u dhaqaaqin dhamaystirka saxiixa xiddiga.

Wargayska The Athletic ayaa sheegaya in uu Saka wax fiican ka sheegay xiddiga Ben White markii uu Arteta wax ka waydiiyay xiddiga intii ay ka wada qayb qaadanayeen tartanka Euro 2020 ee xulka qaranka England.

Sii Akhriso: Ninka Quruxda Badan Mise Ninka Aan Quruxda Lahayn? Midkee Ayaa Farxad Dareensiiya Gacalisadiisa.

Source link