Home Wararka Maanta DHAGEYSO: Rooble Oo Fariin farxad leh kaga tegay inta Kismaayo ka dhoofin...

DHAGEYSO: Rooble Oo Fariin farxad leh kaga tegay inta Kismaayo ka dhoofin Axmed Madoobe





Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo seddexdii maalin lasoo dhaafay kusugnaa Kismaayo ayaa waxa uu u ambabaxay Magaalada Garbahaareey Ee Caasimada Gobolka Gedo.

Inta uusan uduulin Rooble Garbahaareey ayuu saxaafada kaga warbixiyey waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu kismaayo kusugnaa.

Rooble ayaa sheegay in wixii siyaasad ahaan iyo doorashada ka dhaceysa Garbahaareey looga dambeyn doono Axmed Madoobe.

Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in Baydhabo iyo Magaalooyin kale oo doorashada ka dhaceyso uu tegi doono si arimahaan usii dar dar geliyo.

 




Source link