Home Wararka Maanta DHAGEYSO: R/wasaare Rooble oo arin culus ku taageeray Axmed Madoobe

DHAGEYSO: R/wasaare Rooble oo arin culus ku taageeray Axmed Madoobe





Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday Taliska qeybta 43aad ee  Ciidanka Xoogga Dalka.

Waxa uu yiri Ra’isul Wasaarahu “Geesiyaasha CXD way ku mahadsan yihiin sida nafhurnimada leh ee ay ugu heellan yihiin difaaca dalka iyo dadka. Waxaa naga go’an in aan ka jawaabno baahiyaha ciidankeenna ee agab, tababar iyo taageero walba ee ay u baahan yihiin”


Rooble ayaa sheegay in ay garab istaagi doonaan ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland si ay uga xoreeyaan Al Shabaab.

      




Source link