DHAGEYSO: Axmed Madoobe Oo Safarka Siciid Dani Kadib Shaaciyey Hal Arin

Soo Dhaweynta Loo sameeyey Madaxweynaha Puntland ayaa waxa aad looga dareemay maanta Kismaayo,islamarkaana waxaa la sheegay in Ciidamo badan lagu arkayo Waddooyinka.

Meelaha qaar ciidanka waa ay diideen in la isticmaalo,dadka lugeenaya iyo gaadiidka.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kusoo dhaweeyey si marxabeysan Madaxweyne Siciid Dani iyo Wafdiga uu hogaaminayey Ee Kismaayo gaaray.

Waxa uu Axmed Islaam rajo ka muujiey in wafdigaan Xal u noqdaan dagaalka dawlada Dhexe kala dhaxeeya,iyadoo is faham inuu dhaco ay ubadan tahay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….