DHAGAYSO:Shariif xasan oo Kismaayo Markii Ugu Horeyey Hadal Culus Dowlada Uga Soo Diray

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in aysan Mas’uuliyad iska saarin ilaalinta Midnimada dalka iyo Wadajirka.

Shariif oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dalbaday in ay xaliso khilaafka kala dhaxeeya maamulka Jubbaland.

Dhagayso

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….