Home Wararka Maanta DF oo amaro cusub ka soo saartay Munaasabada Ciidul adxaa

DF oo amaro cusub ka soo saartay Munaasabada Ciidul adxaa

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal digniin ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul Adxa.

Wasaaradda ayaa fartay dhamaan hay’adaha samafalka khayriga ah kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeynaya fulinta barnaamijyada Udxiyada sanadka 1442-2021, inay u hogaansamaan awaamirta wasaaradda.

Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka Wasaaradda.

Source link