DEG DEG: Raysal Wasaaraha Cusub oo Lamagacaayo iyo Qabiilkiisa oo la ogaaday, Kenya oo Farmaajo inuu Dhaafo Ku Ducaeysanaysa

Wararka Ugu danbeeyey ee Laga Helayo Villa Soomaaliya,Xogaha Magacaabida Raysal wasaaraha Cusub oo Mudo Dhagta loo Taagayo,Waxaa Hada Soo baxaya Xogo Dheeriga.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo Waxaa la Sheegay Inuu Si kala Joogsi lahayn Ula Kulmayo Xubnaha Xil Doonka Raysal wasaaraha Dalka Noqonaya Mudada Soo Socda ee Gooban.

Xogta waxay Intaasi Ku daraysaa Inuu Hada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo  ka Baadi Goobayo Raysal wasaaraha Cusub,Gobolada Dhexe ee dalka ,Iyadoo sabab badan Muhim Ugu Tahay.

Gobolada Dhexe waa halka Ugu Siyaasada Adag Soomaaliya,Gar Ahaana Inta U Dhaxaysa Hirshabeele,Galmudug Iyo Koobfur Galbeed oo Udub Dhexaad U Ah Doorashada Soo Socota.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo Doonaya Inuu Doorasahada Soo Socota Isku Sharaxo Xilka Madaxweynaha Mar kale,Wuxuu Doonayaa Inuu Raysal wasaaraha Noqdo Mid Keena Codka tageerada Gobolada Xildhibaanada Ugu Badana ka Yimaadaan Xildhibaanada.

Sigaar Ah Xogaha waxay Sheegayaan Inuu Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo uu ka Raadinayo Gobolka Hiiraan Raysal wasaaraha Cusub.

Halkan Hoose Ka Daawo Xogihii Ugu Dambeeyey

5f58077ca569d 5f58077ca569d