DEG DEG: Qarax aad u xoogan oo hada kadhacay Muqdisho warar shegaayo in oo….

Qarax Xoogan ayaa laga maqlay Abaare 8:10 daqiiqo caawa Gudaha Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka.

Qaraxa ayaa jugtiisa aheyd mid xoogan waxaana kadib la maqlay dhawaaq rasaas aan badneyn Oo dhaceysay.

Qaraxa ayaa ka dhacay Meel ku dhaw aargada lambar afar ee Degmada Hodan iyadoo weli faah faahin badan la helin.

Gaari nuuca xabadu karin ee Bullet Proof ayaa lagu beegsaday miino nuuca dhulka la geliyo ah.

Naga filo wixii soo kordha insha allaah