DEG DEG Halis aad u weyn oo Soomaaliya kusoo wajahan iyo Masuul Caan ah oo Shaaciyay

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa sheegay in wadamo ay kamid tahay Soomaaliya ay kusoo wajahan tahay macluul daran oo saameyn ballaaran ku yeelan karta dadka danta yar.

Warbixin uu la wadaagay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayuu ku sheegay in dalalka, Soomaaliya, Afghanistan, Burkina Faso, Nigeria, Congo, Yemen, iyo South Sudan ay wajahayaan macluul halis ah oo aad u daran.

Digniintaan waxay kusoo aadeysaa xilli meelaha qaar uu roobkii sanadkaan ka baaday ama uusan ka da’in.

Wasaarada Maareynta iyo Musiibooyinka ee Soomaaliya ayaa looga fadhiyaa inay ka gaashaan gasho digniintaan lasoo saaray.

 5f551de871618 5f551de871618