Home Wararka Maanta DEG DEG: Deni oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Puntland...

DEG DEG: Deni oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Puntland (Magacyada)





Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyey liiska musharaxiinta ku tartamaya 11 kursi ee Puntland ku leedahay Aqalka Sare, iyadoo Puntland noqoneyso dowlad goboleedkii 3aad ee ku dhawaaqa musharaxiinta aqalka sare

Musharaxiinta uu Deni soo saaray ayaa  intooda badan waxay yihiin kuwo siyaasada ku cusub, isagoo reebay xubnihii Puntland horey ugu matalayey Aqalka Sare intooda badan.

Liiska musharaxiinta Puntland Xubnaha laga reebay waxaa ka mid ah ra’iisul wasaarihii ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

HOOS  KA AKHRISO LIISKA




Source link