DAAWO:Xiisad Cusub Xilibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xalay Xabsiga Loo taxaabay Warar sheegaya in…Banaadirsom.com

Hargaysaa (Banaadirsom)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland.

Dhakool ayaa shalay sheegay in maalinta 18 May aanay ahayn maalin Qaran balse ay leedahay beesha dhexe ee Somaliland,wazxaana lagu eedeeyay in uu dafiray sida ay hadalka u dhigeen masiirka ummadda Somaliland ee xornimo