Daawo:Xasan Sheekh oo si dadban u bahdilay Yuusuf Indha Cadde iyo shaqsiyaad kale

Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneyso u jeedinaaye tageerayaasha xisbigiisa ayaa si dadban u duray Yuusuf Indha Cadde.

Yuusuf Indha oo maalmo kahor sheegtay in oo ilaalo u yahay midowga musharixiinta kasoo qabsaday daljirka dalsoon kasoo lagu qaban lahaa banaanbax qorsheyeen mucaaradka dowlada balse looga saaray xoog kadib markii oo dagaal kudhex maray ilaaladii Yuusuf Indha Cadde iyo ciidamada dowlada.

Source link