DAAWO:Geesenimo Ilhaan Cumar oo Sir kasoo Bandhigtay Dagaalkii banaa ee Caydiid uu la galay Mareykanka Somalida oo ku farxday

Muqdisho (Banaadirsom)-Ilhaan Cumar ayaa Jawaab hadal heyn badan ka dhalisay Dalka Mareynkanka ka bixisay Qof magaciisa ku sheegay Joshua, oo dagaalkii uu Mareykanka Muqdisho ku galay 1993 ku sheegay mid argagaxiso.

Ilhaan ayaa soo bandhigtay si gabasho la’aan xogo qarsoon oo ku aadan Kumanaan Soomaali ahaa oo Mareykanka ku dilay Hawlgalkii Black Hawk Dawn” ee bishii October 3-dii ilaa 4-dii ee sannaadkii 1993-kii markaasoo ciidamadii Mareykanka ay la dagaalamayeen Marxuum Jeneral Maxamed Faarax Caydiid iyo Taageerayaashiisii.