DAAWO: Xildibaano Somaliland Ah Miyaa Ka Qeyb Galaya Caleema Saarka Axmed Madoobe , Jawaab Ayay Bixiyeen

Xildibaan Asad Cali Shire oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo dhawaan sheegay in uu ka qeyb galayo xafladda caleema saarka madaxweynaha Juballand ee Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu ka laabtay go`aankaas

Waxa uu sabeebayay in uu u tanaasulay qarankiisa oo si kale u arkay arintaas balse dhanka kale waxa uu hoosta ka xariiqay in maamulkiisa garab taagan yihiin Juballand

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

” Waa gardarro in cunaqabateyn la saaro , iyaga ayaa xaq u leh in ay doortaan hogaanka ay ku qanacsan yihiin” ayuu xildibaankaas sii raaciyay