DAAWO VIDEO:Sir Culus Diyaaradi Jubbaland Ka Degtey Kenya Ugu Deeqday & Somaliya Dacwada Ka Gudbisey.

Diyaaradani Ayaa Xogta Xaqiijinayaan Inay kenya oo Ka Duulaysa Inay tageeradeeda Siiso Jubbaland Ay bixisay lacagta Diyaaradani Iyo waliba Tasiilaadkeeda oo kujiraan Shidaalka Diyaarada oo Nairobi ka Duushay Sabtdii Kana Degtey Kismaayo jubbaland.

Diyaaradani oo Nooceeda la Sheegay Inay Tahay 5Y-JXJ Fokker F50

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….

x