Daawo video:Ciidammada Xoogga Dalka ee ku sugan deegaannada Sabiid iyo Caanoole oo soo bandhigey muqaal dad badan ka farxiyey farina u direy Al shabaab

Muqdisho (Banaadirsom)-Ciidammada Xoogga Dalka ee ku sugan deegaannada Sabiid iyo Caanoole oo farriimo u diraya argagixisada dacaayadda ka fidisa ciidanka, waxaana sii xoogeystay Kalsoonida shacabka deegaannadaas.

[fbvideo link=”https://web.facebook.com/sntvnews/videos/171517693784567/” width=”500″ height=”400″ onlyvideo=”1″]