DAAWO VIDEO: Yaab Diyaaradii Jubbaland Soo iibsatey oo Arin Yaab leh Lasoo baxday Kuna Xumaatay Garoonka Kismaayo

Waa mida koobaad in Culeys la saaray Hawada ah,oo Dawlada Dhexe ay dacwad gudbisey Qaramada Midoobeyna la gaarsiiyey Qaladkii shalay dhacay.

Mida labaad waxaa la sheegayaa in cilad farsamo ay qabsatay,sida uu sheegayo Xildhibaan Daahir Jeesoow oo si jees jees ku jira ku sheegay in Diyaarada aheyd mid qaraab ah,Ma jirto war kasoo baxay dhanka Jubbaland oo ay kaga hadlayaan sababta Diyaarada ukicin muddo 24 saacadood ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa Shatiga kala noqotay shirkadda duulimaadka ee Jubba Airways kadib markii lagu eedeeyay shirkadda in ay u kireesneed diyaaradii shalay ka degtay magaalada Kismaayo ee Gobalka jubbada Hoose.

Shirkadda duulimaadka ee Jubba Airways waxaa iska leh Xildhibaan Saciid Nuur Giriish oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….

x