DAAWO VIDEO: Qosol Amina Muuse Weheliye oo Hees u Samaysay Ninka Guursan Doona..

Wariyaha Caanka ee Amina Muuse Weheliye Ayaa Qeyb ka Mid Ah Barnaamijka Nolosheeda Uga Hadlaysey waxay Sheegtey Inay Guursanayso Nin Soomali Ahayn hadana Soomali Ah ,Taasi oo Fasiraad Badan.

Sidoo kale Waxay Hees u samaysay Ninkaasi Ay guursan Doonto Iyo waliba dabeecadahiisa oo Ay Amaantay Ninkaasi ,Wariyaha Amina Muuse Ayaa Aad Uga Faalootay Yusuf Garaad Dhibaato u haystey.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….

x