DAAWO VIDEO: Gabadh Runta U Sheegtey Muuse Biixi”Ka Qeyb Galka Jubbaland Waxay Muujinaysa Maamul Goboleed Inaynu Nahay”

Xisbiga Wadani ee Soomaliland Ayaa Siweyn Uga Horyimi Gudiga Soomaliland u Dirtay Kismaayo Si Ay Uga Qeyb galaan Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Madoobe).

Waxaana fadumo Saciid oo Xisbiga Ka Tirsan Sheegeen Inay Muujinayso Taasi Inay Soomaliland Ka Tirsan tahay Maamul Goboleed Soomaaliya ka Tirsan ,Iyadoo hada Kulmiye Faro Galinayo Soomaaliya .

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….