DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe oo Si Soomalinimo u Hadlay Markii Ugu Horeysey Sheegayna In Soomali Loo Tashaday”

Faysal Cali Waraabe Ayaa Markii Ugu Horeysey waxaa uu ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Muqdisho,waxaana uu Weerar Ku Qaaday Madaxweyne farmaajo Isagoo Dhanka Kale Ku Tilmaamay AUN General Galaal Inuu Ahaa Ninka Itoobiya Ka Difaacay Soomaaliya.

Balse Sida Caadada Ahayd waxaa uu Reer Muqdisho Ku Baraarujinayaa dagaal Ka Dhan Ah Dowladda faderalka oo Ahayd Nacayb gaar oo madaxweynaha Faderalka u Muujinayey.

Halkani Hoos Ka Daawo Waraabe