DAAWO Video : Dhacdo soo jiidasho leh Bajaaj Kaligeed iswada iyo Wiilkii Sameeyay oo ka hadlay

Burco (banaadirsom)-Wiil Dhalinyaro ah oo ku dhaqan Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer ayaa Arin Layaab Leh Sameeyey taas oo aheyd inuu Iqtiraacay Bajaaj keligeed is kaxeeneysa.

Wareysi laga qaaday Wiilkaasi Farsamada la yimid ayaa sheegay in Matoorka qeyb uu faraha la galay uuna wax ka badaley.