Daawo Video: Darbigii Kenya Dhiseysay Oo Shacab caraysan Bur buriyeen cabsi soo wajahday dowlada Kenya..

Beledxaawo (Banaadirsom)-Shacab Careysan ayaa waxa la sheegay inay bur buriyeen Saacado ka hor Darbigii Xuduuda Soomaaliya laga dhisayey,kuwaasoo shacabku sheegeen inay khalad tahay Dhismahaasi.