DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe Hadal la Filayn ” Kenya Hal Taago oo Badeena Uma Ogolin” DFS Codsi

Madaxweynaha Jubbaland Ayaa Qudbad Kismaayo ka Jeediyey hadalo lama Filaan Sheegay ,waxaana uu cadeeyey Inaysan kenya u Oglayn taago Dhulka Soomaaliya,Dad badana Ay dhahaan Jubbaland waxay Ku Biirtay kenya Taasi oo wax kama Jiraan uu ku Tilmaamay.

Waxaa uu Madaxda Dowlada Faderalka Ugu baaqay inay Soo Afjaraan Khilaafka Iyaga Iyo faderalka Meel kasta oo tahay Diyaar U yahiin Inay tagaan .