DAAWO: Soomaalida Nairobi oo Banaanbax Xoogan Ka Dhigay Si Kululna uga hadlay Weerarkii ay Al Shabaab Ku Qaadeen Nairobi

Soomaalida ku dhaqan Xaafada ISLII ee magaalada Nairobi ayaa maanta dhigay Banaanbax looga soo Horjeeday Weerarkii ka dhacay Nairobi, iyagoo garab istaagay dadkii waxyeeladu kasoo gaadhay dhibkaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka hadlay Kulanka ayaa sheegay inay aad uga Xunyihiin dhibaatada dhacday, wuxuuna sheegay in Kooxaha Xagjirka ah aysan Cidna Metelin.