DAAWO: Sheekh Somali ah oo Hadal Saameyn Ku yeeshay Kenyaatiga Ka Jeediyay Hotelka Al Shabaab ay weerareen

Xaaji Yaasin oo Ah ganacsade Caan Ah Kenya Ayaa Hadal Dheer ka Jeediyey Goobtii La Weeraray kenya,Isagoo Uga Hadlaya Argagixisada Inaysan Muslim Ahayn .Isla Markaasina Ana Dadka Muslimka Gar Ahaan Soomaalida loo Nisbayn Karayn.

Kumanaan Dadka Kenyaanka Iyo Tv Yada Dalka Kenya Ayaa Aad u Hadal Haya Hadalka Sheekhani Ganacsatada Soomaaliyeed Ka Mid Ah Isagoo U Sheegay Dadka Kenyaanka Cida Argagixisada Ku Dhiban Inay Soomali Yahiin Muslim Na Yahiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

“waxaan Ahay Muslim ,Waxaan Ahay Soomali Ku Dhashay Kenya ,Waxaa Goobta Joogey Wiilkayga oo Markii Qaraxa Dhacay isoowacay Isagoo Isheegay Inuu Weerar Argagixiso Dhacay,Waana Wal Waley Balse Wiilkayga wuu ka Bad Baadey Laba Wiil oo Adeer U Ahay Ayaa Ku Dhintay “Ayuu Yiri Xaaji Yassin”.

“Argagixisada Lagu Sheegayo Waa Qof Dhibane Ah ,hadana Isagii lagu Dhibaataynayo Aragagixiso Qofka Ku Dhibaataynaya Ayaa Ah Argagixiso,Hadii Qof Dhibane Yahay Anaa Dhibane Ah,Anigana Muslim Ah “Ayuu Kusii Daray.

Hadalkani oo Goobta Weerarka uu ka Dhacay uu Kala Hadlay Dadka Keenyaanka Ayaa Badashey qalbiyada dadka Kenyaanka oo looga Cabsi Qabo Inta Badan Inay Ku calaamadiyaan Dadka Muslim Ah.