DAAWO: Odayaasha Hawiye oo Fariin Hanjabaad u diray Farmaajo iyo Kheyre

Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Banaadir ayay kaga hadleen arimaha kusaabsan muranka ka taagan maqaamka gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay qaar kamid ah odayaasha muqdisho ayaa waxay sheegeen inay ka digayaan in la siyaasadeeyo maqaamka Muqdisho.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA