DAAWO Muuqaalka qarixii ay Shabaab kula beegsadeen Muqdisho kolonyada ciidamada talyaaniga oo lasii daayay

Ciidamada Talyaaniga ayaa sii daayay muuqaalka ay ka duubeen qarixii ay Shabaab kula beegsadeen dhawaan wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho mid ka mid ah gawaarida kolonyadooda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




….

x