DAAWO: Madaxweynahii hore Cabdiqasim salaad Xasan oo Fariin Yaab U Diray xasan Sheekh maxamud Iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya Cabdiqasim salaad xasan Ayaa Ka Hadlay Soomaaliya Iyo Xaalada Siyaasada hada Ka taagan oo Siyaasinta Gadh waneed ka Yahiin,Gar Ahaana Madaxda Xilalaka Kasoo Qabtay Soomaalaiya.

Madaxweynahii hore Cabdiqasim salaad Xasan Ayaa Fariin Yaab U Diray xasan Sheekh maxamud Iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA