DAAWO: Farxiya Kabayare oo Weerar Lagu Soo qaaday iskana Difaacday Cadaanki Gubi Rabay Gurigeedi LIVE Video

Farxiya Kabayare oo kawar Bixisay Qaabkii Loo Gubi Rabay Gurigeedi Ayadoo sheegtay inay aad uga argagaxday koox dhalinyaro ah oo ku hubeeysnaayeen baasiin iyo mashiino holac baaxad weyn leh kicin kara farxiya kabayare oo wareysiga ku sheegtay inay indhaheeda ku aragtay boqolaal dhalinyaro cadaan ah kuwaas oo damacsanaayeen inay dab qabadsiiyaan dabaqa ugu dheer xaafada ay dagan tahay ayagoona bartil maamsanayeen goobo ganacsi ah iyo xaafada isku Raranta soomaalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Kabayare oo Hadalkeeda wadata walina aad uga qalqalsan wixii ay indhaheeda ku aragtay LIVE waxa ay uga warbixisay qaabkii weerarka loogu sooqaaday iyo xaalada ay haatan kujiraan maadaama saacadu ay tahay xili habeen ah oo saqdhexe ah 2:00 habeenimo dhamaan soomaalida minneapolis minnesota xalay iyo habeen hore lagama seexan oo magaalku waa ay holceesay xaaladuna aadbey u xuntahay fadlan aan uwada diceeyno Dalka Mareekanka Gaar Ahaan Magaalada Ay Soomaalidu Kabadan Tahay Waxaa Ka Socda Dhibaato Halis Ah.