Home Ciyaaraha Cristiano Ronaldo Oo Ugu Dambayn Go’aan Rasmi Ah Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Juventus...

Cristiano Ronaldo Oo Ugu Dambayn Go’aan Rasmi Ah Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Juventus Una Sheegay Tababare Massimiliano Allegri – Banaadirsom

Xiddiga Cristiano Ronaldo aya Ugu Dambayn Go’aan Rasmi Ah Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Kooxda Juventus Una Sheegay Tababare Massimiliano Allegri.

Xiddiga reer Portugala ee Cristiano Ronaldo ayaa xilli ciyaareed kale ku qaadan doona Kooxda Juventus sida uu xaqiijiyay tababare Massimiliano Allegri.

36 jirkaan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Old Lady xagaagan, laakiin tababaraha Juve Allegri ayaa biyaha ku daray wararkaas.

Isagoo la hadlayay warbaahinta Talyaaniga ka hor kulanka furitaanka Serie A ee Juventus ay la yeelan doonto Udinese, Allegri ayaa yiri:”Ronaldo Waxa uu Ii Sheegay In Uu Sii Joogayo Halkan”.

“Wuuna ciyaari doonaa Kulanka Udinese”.

“Waxa uu leeyahay tayo uu kooxdeena ugu soo darayao goolal muhiim ah”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: Faah-Faahino Yar Oo Ay Gabadha Uga Fiirsato Ninka Kulankooda Ugu Horeeya, Iska Sax Arimahan Ninow.

Source link