Home Ciyaaraha Cristiano Ronaldo Oo Go’aansaday banaadirsom Uu Ku Biiri Doono Xagaagan – banaadirsom

Cristiano Ronaldo Oo Go’aansaday banaadirsom Uu Ku Biiri Doono Xagaagan – banaadirsom

Cristiano Ronaldo ayaa si aad ah u doonaya inuu u dhaqaaqo Paris Saint-Germain si uu ula midoobo Sergio Ramos xagaagan.

Warkan ayaa dhirbaaxo ku ah banaadirsom Man United kuwaas oo doonayay in ay helaan saxiixa xiddiga xagaagan si ay ugu xoojiyaan banaadirsom xilli ciyaareedka cusub.

Weeraryahanka Juventus ayaa ka fiirsanaya mustaqbalkiisa Juventus waxana uu shaki weyn ku jiray mustaqbalkiisa xilli ay kooxdu dhankeeda doonayso in ay iska iibis xiddiga.

Sida laga soo xigtay FootMercato, Ronaldo ayaa aad ula dhacay suuqa banaadirsom PSG ee xagaagan waxana uu doonayaa in uu ku biiro banaadirsom reer France.

Isla wargayska ayaa sheegaya in uu Cristiano Ronaldo aaminsanyahay in ay PSG dhisayso koox xilli ciyaareedka dambe ku guulaysan karta champions league waliba doonayo in uu ku biiro banaadirsom PSG.

Source link