Home Ciyaaraha Citizen Oo Bilaabanaysa Difaacashada Horyaalka Premier League. – Banaadirsom

Citizen Oo Bilaabanaysa Difaacashada Horyaalka Premier League. – Banaadirsom

Kulanka xiisaha Badan premier League todobaadkan ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha Man City iyo Tottenham kaas oo ka tirsan todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League.

Banaadirsom Man City ayaa bilaaabanaysa difaacashada horyaalka premier League iyaga oo marti u noqon doona Banaadirsom Tottenham oo uu hogaaminayo tababare cusub xilli ciyaareedkan.

Guardiola ayaa doonaya in ay kooxdiisu ku bilaabato guul halka ay Tottenham doonayso in ay joojiso Banaadirsom difaacanaysa horyaalka premier League ee Man City.

Kulanka: Tottenham Vs Man City

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 6:30

Garoonka: Tottenham Hotspur Stadium

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Banaadirsom Man City ayaa ah Banaadirsom 2-aad ee uu xiddiga Son Heung-min goolasha ugu badan ka dhaliyay isaga oo ka dhaliyayay 6 gool halka ay Southampton tahay Banaadirsom kaliya ee ka badan Man City.

Tababaraha Tottenham ee Nuno Espirito Santo ayaa noqon kara tababarihii 5-aad ee guul gaadhay kulankiisa ugu horeeya ee uu hogaamiyo Tottenham premier League.

Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa noqday tababaraha kaliya ee dhamaan wada badiyay 5-tiisa kulan ee xilli ciyaareedka ugu horeeya premier League.

Man City ayaa badisay kulankeedii ugu horeeyay ee horyaalka xilli ciyaareedka mid kasta oo ka mid ah 10-kii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay tan ilaa 2011/2012.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link