Home Ciyaaraha Chelsea Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Romelu Lukaku. – Banaadirsom

Chelsea Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Romelu Lukaku. – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Romelu Lukaku kaas oo ay kala soo wareegtay Banaadirsom Inter Milan.

Chelsea ayaa Romelu Lukaku ka dhigtay saxiixeeda ugu horeeya suuqa xagaagan iyaga oo ka dhigtay xiddigeeda ugu qaalisan taariikha Blues.

Blues ayaa bogeeda Twitter-ka soo dhigtay muuqaal yar oo gaaban kaas oo ay ku muujinayso Romelu Lukaku oo xidhan maaliyada Banaadirsom ka hor intii uuna ka tagin Banaadirsom.

Chelsea ayaa Lukaku ka saxiixatay heshiis uu Banaadirsom ku joogi doono ilaa xagaaga 2026 taas oo la macno ah in uu qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo uu ku joogi doono Stamford Brdige.

Chelsea ayaa muuqaalka Sii raacisay qoraal ah “Gurigaaga Ku Soo Dhawaw Romelu Lukaku”.

Sii Akhriso: Ma Jiraa Qof Aad Jeceshahay Laakiin Aad Khalad Ka Gashay, Ma Doonysaa In Ay Ku Cafiso Ama Uu Ku Cafiyo, Fariintan Cajiibka Ah Ayaa Kaaga Filan

Source link