Home Ciyaaraha Chelsea Oo War Xun Ka Heshay Baacsigii Ay Ugu jirtay Jules Kounde...

Chelsea Oo War Xun Ka Heshay Baacsigii Ay Ugu jirtay Jules Kounde – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa war xun ka heshay baacsigii ay ugu jirtay daafaca dhexe ee Jules Kounde kadib markii uu tababaraha Banaadirsom Sevilla ee Julen Lopetegui sheegay in ayna jirin wax calaamad ah oo muujinaya in uu daafacu ka tagi doono kooxdiisa xagaagan.

Xiddiga 22 jirka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa Banaadirsom chelsea iyada oo uu Thomas Tuchel bartilmaameed ka dhigtay xiddiga si uu ugu xoojiyo kooxdiisa.

Kounde ayaa laftiisa doonaya in uu ku biiro Banaadirsom ku guulaystay champions league laakiin ma jirto wax muujinaysa in uu xiddigu ku biiri doono Blues xagaagan.

“Uma malaynayo in uu kulankan noqon doono midkiisii ugu dambeeyay”ayuu Lopeteguei u sheegay Marca Axadii kadib kulankii ay Sevilla 3/0 uga badisay Rayo Vallecano.

“ma jirto wax ee sheegaya in uuna nala sii joogi doonin xilli ciyaareedkan”ayuu sii raaciyay.

Source link