Home Ciyaaraha Chelsea Oo Wadahalo Rasmi Ah La Furtay Seviila & Xiddiga Ay Ka...

Chelsea Oo Wadahalo Rasmi Ah La Furtay Seviila & Xiddiga Ay Ka Doonayaan Oo La Ogaaday. – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa si Rasmi ah wadahadalo ula furtay banaadirsom Sevilla oo ay ka doonayaan saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara banaadirsom ee Jules Koundé sida ay sheegayaan wararku.

Chelsea ayaa suuqa ugu jirta saxiixa daafac dhexe si ay ugu xoojiso kooxdeeda xilli ciyaareedka cusub waxana ay calaamadsatay xiddiga reer France ee Jules Koundé kaas oo wacdaro ka dhigay horyaalka La Liga.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay chelsea Si Rasmi ah wadahadalo ula furtay banaadirsom Sevilla si ay uga hesho xiddiga aadka loo qiimeeyo inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Isla saxafiga ayaa sheegay in uu xiddiga Jules Koundé diyaar u yahay in uu ku biiro banaadirsom chelsea maadama uu doonayo in uu ku biiro koox ka ciyaaraysa champions League xilli ciyaareedka dambe.

Sidaas darteed haatan waxa uu heshiisku ku xidhanyahay in ay labada kooxood ee chelsea iyo Sevilla ka heshiiyaan saxiixa xiddiga si loo dhamaystiro heshiiska daafaca dhexe.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Source link